LIMSwiki
Contents
Appearance
Kiilomitir
Kani waa maqaal ku saabsan Halbeeg cabirka Dhererka. adeegsi kale, eeg Kiilomitir (faah faahin).
Kiilomitir waa qiyaas caalamiha oo lagu qiyaaso dhererka iyo masaafada labo barood. Kiilomitir summaddiisu waa km , waxayna ka mit tahay Nidaamka Caalamiga ee Halbeega.
Halbeega Kiilomitir
- 1 km = 1000 mitir
- 1 km = 0.621 Mayl
- 1 km = 1094 Yaardi
- 1 km = 3,281 Cag (halbeeg)
- 1 km = 0.540 Mayl-badeed
- 1 km = 6.68 × 109 Cabirka cilmi dayaxeed
- 1 km = 1.057 × 1013 Ileys sanadeed
- 1 km = 3.24 × 1014 Isu socodka meerayaasha