LIMSpec Wiki

The printable version is no longer supported and may have rendering errors. Please update your browser bookmarks and please use the default browser print function instead.
Kani waa maqaal ku saabsan Kuleylka. Qoraalo kale fiiri "Kulul".
Boga Kuleyl halkan ayaa laga soo toosiyay.
Walax aad u kulul

Kul ama Kuleyl (Ingiriis: heat; carabi: حرارة) waa heerkulka shay, curiye, walax ama wax kasta leeyahay. Cilmiga Fisikisku wuxuu kulka ku sharaxay awood socota oo u kala gudbeeysa labo walxood oo heerkulkoodu kala sareeyo.

Heerkulka waxaa lagu qiyaasaa Salsiyas (celsius) ama Kelfin (kelvin).