Clinfowiki

Xoor

Xoor waxaa af ingiriis lagu dhahaa honey badger; (Af Carabi : arAf Ingiriis : honey badger) waa xayawaan duurjoog iyo naasley oo dega Afrika iyo konfuurta Aasiya. Xoorka waxa uu ka mid yahay boqortooyada xayawaanka (Mustelidia) ee qoyska Mellivorinae. Wuxuu xoorka yahay hilibcune. Xoorka waxa uu ka mid yahay xaywaanada ee ugu qallafsan aduunka.[1]

Tixraac

  1. Valenciano, A.; Govender, R. (July 2020). "New fossils of Mellivora benfieldi (Mammalia, Carnivora, Mustelidae) from Langebaanweg, 'E' Quarry (South Africa, Early Pliocene) : re-evaluation of the African Neogene Mellivorines". Journal of Vertebrate Paleontology. 40 (4): e1817754. Bibcode:2020JVPal..40E7754V. doi:10.1080/02724634.2020.1817754. S2CID 227249176.