Clinfowiki

Ansaar (afka carabiga; الأنصار) waxaa loo yaqaanaa dadka ree madiina ee soo dhaweeyay rasuulka scw una hiiliyay diinta.

Taariikhda

Ka hor islaamka

Ansaar waxey u kala baxaan labo qabiil oo kala ah khazraj iyo oos, labadaan qabiil oo wada ah walaalo ayaa waxaa u dhaxeesay cadaawad soo jireen ah oo boqol sano jirsatay, waxaa dhex mari jiray dagaalo dhiig badan ku daato sida dagaalkii bucaas[1]

Waagii rasuulka scw

Ka gadaal dhimashada rasuulka scw

Fadliga Ansaarta

Qaar ka mid ah ansaarta

Xigasho

  1. من هم المهاجرون والأنصار؟ Archived 2016-07-30 at the Wayback Machine