The US FDA’s proposed rule on laboratory-developed tests: Impacts on clinical laboratory testing
Latin Ameerika (Af Ingiriis : Latin America) waa magaca qaarada Ameerikada Koonfureed kaasi oo uu bixiyay boqor la odhan jirey Maximilian I kaasi oo ka talin jirey agagaarka wadanka maanta loo yaqaano Meksiko. Qaarada Latin Amerika waxay juquraafi ahaan dhacdaa badhtamaha khadka dhulbadhaha iyo koonfurta dhulbadhaha. Intaas waxaa dheer, dadka ku dhaqan qaaradani waxay ku hadlaan Af-Isbaanish iyo Af-Burtaqiis. Muuqaal xul ahDabaqyada Caasimada Buenos Aires, magaalo-madaxda wadanka Arjantiina, isla markaana ah magaalada ugu dalxiiska badan qaarada Ameerikada koonfureed. Maqaal xul ah
Af-Laatiin (la: latina) waa luqad looga hadli jiray wadamada Waayadii hore Giriig iyo talyaaniga, waxaana lagu isticmaali jiray caalamka oo dhan ilaa bartamaha 1800.
Luqada laatiin waxee wali luqad rasmi ah u tahay meelo kaniisado oo ku yaalo rom ee wadanka talyaaniga. Luqada laatiin waxoo asalkiisa ka imaaday Luqada Hindo Yurub. JuquraafigaSawir xul ahQof dumar ah oo ka tirsan qoomiyada loo yaqaano mola ama molas, oo ah dad gaagaaban laga helo wadanka Banama iyo Kolombiya. Qof xul ahCategoryMaqaalada Latin AmeerikaMashaariic Bahwadaag
|