Type a search term to find related articles by LIMS subject matter experts gathered from the most trusted and dynamic collaboration tools in the laboratory informatics industry.
Wikipedia waa insaykalobeedhiya waxaa jira wax sugan iyo shuruudo kuwa la isku raacay wikipedia, maaha wikipedia wax yaabahaan soo socda:
Wikipedia maaha su'aalo talantaali ah, ka dhiidhin, Daliil safar, Waarin, faallooyin wareed, Faraca, ama liis telefoon.
Wikipedia maaha Ka baaraan-degis, macanaha Maaha meel looga baaraandego dhacdooyin la filayo in ay dhacaan. qorista ka baaraandegis cilmi ah ama siyaasad ah ama soo saaris iyo afkaar ka hadlaysa mustaqbalka lama aqbali karo wikipedia. Wikipedia macluumaadka la hubo waxaana ka m id ah mid hadda jirta iyo mid horay loo arkay, man ahan ka baaraadegis. Qorista dhacdooyin ama waxyaaba soo bixi doona waa la ogolyahay; laakiin waa in ay waqti lahaadaan hadda la joogo.
Wikipediya waxaa ku jira maqaalo la diidanyahay ama ku dhibaya, ma jiro wax dabagal ah waxaa jirta xoriyada qorista, sidaas daraadeed wikipedia awood umalahan in ay wiilkaada ka ilaaliso maqaalada la rabin, waxaa jiri karta maqaalo ayna rabin dadka qaar laakiin aan ka hor imaanayn xeerka dhexdhexaadnimada Mana ka hor imaaneeyso qaynuunka gobolka Foloriida waxaa jira Server kaasoo ay keensatay Wikipedia.
Wikipedia maaha Meel qof gaara uu leeyahay taasoo ugu tala galay in uu ku faafiyo fankiisa: Sheekooyin ama qisooyin gaagaaban ama dheedheee haba ahaadeen kuwa la yaqaan ama aan la aqoon. waxaan waxba laga faaiidayn waa la tirtirayaa: eeg Wikipedia:Tirtir.
Wikipedia maaha: