Type a search term to find related articles by LIMS subject matter experts gathered from the most trusted and dynamic collaboration tools in the laboratory informatics industry.
Qolalka Dhismaha |
---|
Noocyada Qolalka |
|
Qeeybaha kale ee dhismaha |
La xidhiidha |
Qol (Af Ingiriis : room; Af Carabi : ar) sidoo kale loo yaqaano Maqsin waa qeybaha yaryar ee loo sii kala qeybiyo dhismeha.[1] Aqaladu waxay ka kooban yihiin qolal badan, kuwaasi waxaa ka mid ah: Qolka jiifka, Qolka fadhiga, Qolka cuntada (Qolka qadada), Musqul (Suuli iyo Kaniif), Qolka qubeyska, Madbakh (Jiko), Qolka martida, Qolka waxbarashada (Maktabad), Qolka dhaqista (Qolka qasaalada), Qolka keydka iyo kuwo kale.[2]
Sida badan qolku waa mid ka mid ah unugyasa dhisme ee aqal ama dhisme guri ka kooban yahay. Tusaale ahaan, qolka fadhiga, qolka cuntada, qolka jiifka, qolka martida iyo wixii la mid ah. Sidoo kale waxaa dhacda hal qol mararka qaar kaligiis la diso kaasi oo ah aqal hal qol ah. [3]
Dhamaan dhismaha aqalada iyo kuwa waaweyn waxay u sii qeybsamaan waaxyo yaryar oo ka samaysan qolal.[4][5] Qolku waa afargees ka samaysan dhagax, bir, muraayad, caro iyo wixii la mid ah ee loo isticmaalo dhismaha. Kaabayaashu waa adeega aasaasiga ah ee bulsho kaasi oo fududeeya isku socodka, ganacisga, nolosha maalinle iyo dhamaanba baahida kala duwan ee bulsho.[6]
|ciwaan=
ignored (caawin)http://www.bartleby.com/
|ciwaan=
ignored (caawin) "Nuqul Archive" (PDF). Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 2015-12-18. Soo qaatay 2017-06-11. Barameter aan la aqoon |ciwaan=
ignored (caawin)
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |