Type a search term to find related articles by LIMS subject matter experts gathered from the most trusted and dynamic collaboration tools in the laboratory informatics industry.
Magaalaynta (ama urbanization) waa erey ka yimid juqraafiga. Saldhigga ereyga waa urbs-ka Laatiinka, oo macnaheedu yahay magaalo. Erayga magaalaynta macnihiisu waxa weeye in qaab nololeedka magaalada ka jira uu noqdo mid baahsan. Tani waxay ku dhici kartaa laba siyaabood oo kala duwan:
Magaaleynta jireed ayaa la arkay qarniyo. Wadamada soo koraya kani waa qaabka ugu wayn ee magaalaynta. Wadamada horumaray, magaalaynta shaqaynaysa waa qaabka ugu wayn ee magaalaynta. Magaalaynta shaqaynaysa, dadka ku nool badhtamaha magaalada waxay u guuraan baadiyaha, oo ku xigta magaalada; Tan waxaa loo yaqaan submagaalaynta.