Type a search term to find related articles by LIMS subject matter experts gathered from the most trusted and dynamic collaboration tools in the laboratory informatics industry.
Bil (astaan: ), weedh Bilo ama Billo Wadar bilood (Ingiriis: month; Carabi: شهر) waa tiro wakhti ah lagu qiyaaso wareega dayaxa, sidoo kale loo isticmaalo xisaabinta wakhtiga sanadka. Sida ku xusan helitaanka culimada sayniska iyo cilmi falaga wareega saxda ah ee hal bil waa 29.53 maalmood oo u dhiganta hal wareeg oo dayaxu ku sameeyay meeraha dhulka.
Sanadka miilaadiyada wuxuu ka koobanyahay 12 biloood. Macagyada bilahaas dhnaka afka soomaaliga waxaa loo qoraa sida hoos ku qoran.
Bilaha sanadka miilaadiyada | ||||||
---|---|---|---|---|---|---|
Janaayo | Febraayo | Maarso | ||||
Abriil | Maajo | Juun | ||||
Luuliyo | Agoosto | Sebteembar | ||||
Oktoobar | Nofeembar | Diseembar |
Sida U Kala Horeeyaan | Magaca | Maalmaha |
---|---|---|
1 | Janaayo | 31 maalmood |
2 | Febraayo | 28 maalmood, 29 casho (afartii sano) |
3 | Maarso | 31 maalmood |
4 | Abriil | 30 maalmood |
5 | Maajo | 31 maalmood |
6 | Juun | 30 maalmood |
7 | Luuliyo | 31 maalmood |
8 | Agoosto | 31 maalmood |
9 | Sebteembar | 30 maalmood |
10 | Oktoobar | 31 maalmood |
11 | Nofeembar | 30 maalmood |
12 | Diseembar | 31 maalmood |