Type a search term to find related articles by LIMS subject matter experts gathered from the most trusted and dynamic collaboration tools in the laboratory informatics industry.
Talyaani | ||
---|---|---|
Italiano, Af-Talyaani | ||
Dhawaaq | [itaˈljaːno] | |
Dhalad u ah | Talyaaniga, San Marino, Malta, Iswisarland, Faatikan, | |
Gobolka | Soomaaliya, Itoobiya, | |
U ah afka hooyo | 69 million Italian proper, native and native bilingual (2019)[1] 85 million all varieties[2] | |
Qoyska luqada | Indo-European
| |
Hab qoraalka | Farta laatiinka, Braille | |
Xaalada Rasmiga | ||
Ka ah Luqad rasmi | Unione europea, Talyaaniga, Iswisarland, San Marino, Faatikan, Isloveeniya, Kroatia | |
Regulated by | not officially by Accademia della Crusca | |
Koodka luqada | ||
ISO 639-1 | it | |
ISO 639-2 | ita | |
ISO 639-3 | ita | |
Luqadda la adeegsado | 51-AAA-q | |
{{{1}}} |
Af-Taliyaani (it: lingua italiana ama italiano), waa luqada wadanka Taliyaaniga waxa luqadani ay kasoojeedaa farcanka looyaqaano Luqada Hindo Yurub waana mid kamida luqadaha.looyaqaano Laatiin ka
, waxaa kuhadla dad gaadhaya ilaa 60 milyan oo qof, Afka Taliyaanigu waxa uu kujiraa kaalinta 20aad ee luqadaha caalmka. Waana afka layskuraacay in uu yahay kan ugu dhawaaqa wanaagsan.
Afka taliyaaniga waxa laguqoraa farta Laatiinka
Soomaali | Taliyaani | IPA |
---|---|---|
Sabti | sabato | /ˈsabato/ |
Axad | domenica | /doˈmenika/ |
Isniin | lunedì | /luneˈdi/ |
Talaado | martedì | /marteˈdi/ |
Arbaco | mercoledì | /merkoleˈdi/ |
Khamiis | giovedì | /dʒoveˈdi/ |
Jimco | venerdì | /venerˈdi/ |