ISO/IEC 17025: History and introduction of concepts

ilmaha nuux sida dadka qaa u arkaan

Xaam oo ay ku abtirsadaan xaamiyiinta waa xaam ina Nuuxwcayhi salaamaana wiilka ugu yar ilmaha Nabi nuux cw.

walaalihiis baa kala ah saam, yaafith, yaam

Asalka

Ereyga xaam ayaa ah dhulka madow luuqada Masaarida, luuqada yahuuda ayaa leh asalka xaam waa masar

Dhashiisa

   waa aabaha nuubiyiinta (Suudaanta) iyo Baja
  • Aym 
    waa abaha qibdiyiinta 
  • Kancaan 
    waa aabaha xuriyiinta iyo jarjashiyiinta

Tixraac