Informatics Educational Institutions & Programs
Xeeb
Soomaaliya waxay leedahay xeebta ugu dheer dhul weynaha Afrika, iyadoo leh bad aad u dheer oo dhererkeedu yahay 3,333 kilomitir (1,880 mi). Soomaaliya waxay xeebteeda ku leedahay dhowr jasiiradood iyo jasiirado, oo ay ku jiraan Jasiiradaha 1.Bajuni kuwa ugu waaweyn yihiin:- 2. Kooyama 3. Inguuni ( vuma ) 4. Jawaay 5. Kufuumbi 6. Juula. Somaliya Xebahada waxa Ka Mida Seylac, Berbera, Bareeda, Boosaaso, Beyla { Xaafuun iyo Hurdiya }, Eyl, Hoobyo, Mareeg, Cadale, Warshiikh, Muqdisho, Marka, Baraawe, Kismaayo.