FAIR and interactive data graphics from a scientific knowledge graph
Contents
Qayb ka mid ah silsiladaha Dabeecada Jawiga |
Afarta Xili |
---|
Dabayl |
Mahiigaan · Gugac |
Roob |
Caad · Roob · Xagaa |
Category:Template |
Qaybta jawiga |
Jiilaal (Af Carabi : ar; Af Ingiriis : Winter) waa wakhtiga ugu qaboowga badan xilliyada sanadka taasi oo leh dabaylo, qaboow daran, roob, meelaha qaar duufaano. Jiilaalku waa xilli u dhexeeya dayrta iyo gu'ga. Sida dabiiciga ah jiilaalka waxaa keena wareega Dhulka ku meerayo Qoraxda.[1]
Xiliga jiilaalka waa xiliga ugu qaboow uguna qaleylka badan dhinaca Qaarada Afrika, uguna qabow waxaana dhaca baraf dhinaca qaarada Yurub waana bilaha Janaayo, Febraayo iyo Maarso. Jiilaalku waxa uu ku xigaa dayrta oo bilaabmata 21 Sebteembar dhamaadata 20 Maarso.