FAIR and interactive data graphics from a scientific knowledge graph
Qayb ka mid ah silsiladaha Dabeecada Jawiga |
Afarta Xili |
---|
Dabayl |
Mahiigaan · Gugac |
Roob |
Caad · Roob · Xagaa |
Category:Template |
Qaybta jawiga |
Cimilo (ingiriis: climate; carabi: مناخ) waa isbedelka ku yimaada marxaladaha kuleylka, qaboowga, huurka, cadaadiska cirka, dabeylaha iyo roobka ee deegaan ka mid ah dhulku yeesho mudo aad u dheer. Sida caadiga ah, Cimiladu way ka duwan tahay jawiga, sababtoo ah jawigu waa marxalada isbedel ee waxyaabaha aan kor ku soo xusnay ee wakhti gaaban, sida todobaad, bil ama sanad oo kale. Jooga dherer, loolasha iyo deegaanka ayaa saameyn ku leh cimilada ay meeli leedahay. Sidoo kale waxaa saameyn xoogan keena biyaha badaha iyo noocyada kale ee biyo ah (sida harooyinka, webiyada IWM) deegaan leeyahay. Tusaale ahaan, dhulka jooga sareeya ee buuroleyda ah weey ka qaboow iyo dabayl badan yihiin deegaanada xeebaha ah ee joogoodu hooseeyo. Taasi waxay ku xidhan tahay cimilada .xariirqaha dhigaha iyo waqtiga Inter bay ku qaadaneysaa dhulka in uu isrog ku sameeyo udub dhaxaad kiisa ?waxay ku qaadaneysaa 24saacadood