Effects of the storage conditions on the stability of natural and synthetic cannabis in biological matrices for forensic toxicology analysis: An update from the literature
Contents
![](https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/1/13/Girl_in_car_with_father.jpg/220px-Girl_in_car_with_father.jpg)
Aabe ama Aabo (Af Carabi : ar Af-Taliyaani : padre Af Ingiriis : father) waa waalidka labka ah. Waa odayga ama ninka hooyoda
Aabe waxaa la dhahaa ninka dhalay caruur ama ka dhalay hooyada. Aabenimada waxee imaan kartaa oo kaliya markii aad guursatid oo manida shahwotid oo caruur dhashid.Dhaqan ahaan marka laga hadlaayo soomaalida aabaha woo shaqeeyaa, hooyada neh ilmaha ee korisaa, laakiin qarnigaan aa ku jirno hooyada iyo aabahaba wee isla shaqeeyaan. Aabe waxaa lagu noqon karaa da' yar.
Waalidku waa inay carruurtooda sharciyada Ilaahay ku koriyaan.
Sida loo Noqdo Aabbe Wanaagsan: 1. Waqti u Samee Qoyskaaga, 2. Aabaha Wanaagsan Waa Xiriiriye Wanaagsan, 3. Sii anshax jacayl iyo ammaan, 4. Jeclow oo ixtiraam xaaskaaga, 5. Codso Xikmadda Waxtarka leh ee Ilaahay,