Cybersecurity and privacy risk assessment of point-of-care systems in healthcare: A use case approach

Kani waa maqaal ku saabsan barta waxraadinta ee Shirkada Google. Qoraalo

Barta Raadinta Google (Ingiriis: google search; Carabi: بحث جوجل) sidoo kale loo yaqaano Raadinta Google ama Google waa aalad cilmiyeeysan oo loo isticmaalo wax raadinta barta internetka midaasi ooy leedahay Shirkada Google ee xarunteedu tahay gobolka Kalifoorniya ee wadanka Marayka

nka,[1] qabashada in ka badan saddex bilyan oo baaritaan maalin kasta.[2][3] Barta Raadinta Google, ciwaankeedu yahay google.com, waa mishiinka waxraadinta ugu horeeya dhamaan aaladaha internetka ee dunida, taasi oo lagu qiyaaso in google leedahay 64% dhamaan wax baadhitaanka caalamka. In ku dhow sadex bilyan oo raadin ayaa barta google qaabishaa maalin kasta. Boga wax raadinta ee google wuxuu ku salaysan yahay nidaam loo yaqaano "PageRank" taasi oo u suurtogelisa in ay si fudud iskugu keento hal bog akhbaar aad u badan oo ku keydsan meelo kala duwan oo kala fog iyo wakhtiyo kala duwan.

Raadinta Google

Taariikhda

Shirkada Google

Shirkada Google
The Googleplex, Google's original and largest corporate campus
U Furan Bulshada
ka ganacsaday sidaganacsi aad u macaash badan
Shirkada
La aasaasaySebteembar 4, 1998; 26 sanadood ka hor (1998-09-04)
Menlo Park, Kaliforniya[4][5]
Aasaasaha
  • Larry Page
  • Sergey Brin
Xarunta
Qasriga Googleplex, Kaliforniya
,
Meelaha loo adeegsaday
Caalamka oo dhan
Dadka muhiimka ah
  • Larry Page (Maamule sare)
  • Sergey Brin (Xoghayaha Google X)
  • Eric Schmid (Agaasimaha Guud)
  • Ruth Porat (CFO)[7]
  • Sundar Pichai (Hogaanka Wax soo saarka)
AlaabtaSee Tirada Soo Saarka Google
DakhligaManagement:favri limited liability company Location:muqdisho somali US$66.001 billion (2014)[8]
Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali US$16.496 billion (2014)[8]
Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali US$14.444 billion (2014)[8]
Dhamaan hantidaManagement:favri limited liability company Location:muqdisho somali US$131.133 billion (2014)[8]
Dhamaan sinaantaManagement:favri limited liability company Location:muqdisho somali US$104.5 billion (2014)[8]
Tirada inta ka shaqeeso
57,148 (Q2 2015)[9]
Iska lehShirkada Alphabet
kaabayaashaTirada xubnaha maamulka
Websitewww.google.com
Footnotes / references
[10]

Shirkada Google, Google waa shirkad Ameerikaan ah, bilyandheer ah oo sameeysa, soo saarta, iibisa aaladaha ku xidhiidha internetka midaasi oo ah mulkiilaha Raadinta Google. Shirkadani waxay ka ganacsataa xayaysiiska, iidhehda, kireeynta websiteyada, softwareyada, raadinta akhbaarta iyo waxyaabo kale oo badan.[11] Google waxaa la sameeyay dhamaadkii sanadkii 1998kii, waxaa sameeyay laba nin oo lakala yiraahdo Larry Page iyo Sergey Brin oo ahaa laba arday oo Yahuud ahaa oo wax ka baran jiray Jaamacadda Stanford ee kutaala dalka Maraykanka. Labadan nin wadajir ahaan waxay leeyihiin 14% dhaqaalaha shirkada, laakiin waxay maamulaan 56%, taasi oo awood buuxda u siinaysa jiheynta iyo gacan ku heynta shirkada.[12][13] Shirkadani google waxay maamushaa 64% raadinta onlineka (online search) ee internetka caalamka, taasi oo ka dhigeysa mida koowaad ee ugu awooda badan waxbaaritaanka internetka ee aduunka. Adeegyada shirkada google waxaa ka mid ah aalada Raadinta Google (google search), warqaadaha Gmail, aalad wax lagu keydsho ee Google Drive, adeegyada xafiiska ee loo yaqaan Google Docs, barta bulshada ee Google+, sawiraan, fariimo, softwareka Android, aalada Chrome-ka, OS (operating system), turjumaad, iyo adeegyo badan oo kala duwan oo dhamaantood la xidhiidha internetka.[14] Shirkada google waxay sidoo kale leedahay websiteka sawir-socdaha ee youtubeka iyo barta wax-qoraalka ee blogger-ka loo yaqaano. Intaasi waxaa dheer in google ay ku soo baxdo in ka badan 150 luuqadood kuwaasi oo uu ka mid yahay luuqada Af Soomaaliga. Bishan Agoosto 2015ka, shirkada google waxay ku dhawaaqdey ineey sameeysay shirkad waalid u noqoneysa dhamaan shirkadaha iyo wakaaladaha ku abtirsada google, midaasi oo loogu magac daray Alphabet Inc.[15][16]

Qoraalo La Xidhiidha

Tixraac

  1. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original Bisha Shanaad 7, 2013. Soo qaatay May 16, 2013.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)
  2. Digital Indians: Ben Gomes
  3. "Nuqul Archive". SearchEngineWatch. September 2, 2008. Waxaa laga kaydiyay the original September 12, 2008. Soo qaatay August 16, 2015.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  4. . Google http://www.google.com/intl/en/about/company/. Soo qaatay January 16, 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  5. Claburn, Thomas. "Nuqul Archive". InformationWeek. Waxaa laga kaydiyay the original Bisha Koobaad 7, 2019. Soo qaatay August 31, 2011.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)
  6. . Google.com http://www.google.com/about/jobs/locations/. Soo qaatay September 27, 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  7. https://www.google.co.uk/intl/en/about/company/facts/management/.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  8. 8.0 8.1 8.2 8.3 8.4 (XBRL). United States Securities and Exchange Commission. February 12, 2014 http://www.sec.gov/Archives/edgar/data/1288776/000128877614000020/0001288776-14-000020-index.htm.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  9. . Google http://investor.google.com/earnings/2015/Q2_google_earnings.html.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  10. . Google Inc. July 28, 2014 http://investor.google.com/proxy.html. Soo qaatay August 29, 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  11. Fiiri: List of Google products.
  12. . Google, Inc. http://investor.google.com/fin_data.html. Soo qaatay May 2, 2012.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  13. Vise, David A. (October 21, 2005).  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  14. . Google, Inc. http://www.google.com/corporate/. Soo qaatay February 14, 2010.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  15. Rushe, Dominic; Thielman, Sam (August 10, 2015). Dow Jones & Company, Inc. http://www.wsj.com/articles/google-creates-new-company-alphabet-1439240645. Soo qaatay August 11, 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  16. Dougherty, Conor (August 10, 2015). The New York Times Company http://www.nytimes.com/2015/08/11/technology/google-alphabet-restructuring.html?_r=0. Soo qaatay August 11, 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)